huwin
(m.f.dh)

eeg huwi. ld huwis, huwisiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huwin

huwis [m.l]
1. (-syo, m.dh) Go'weyn oo tol leh oo la siiyo ugaasyada. 2. ld huwin. huwisii lg2 (-iiyay, -iisay) ld huwi.

huwisiin [m.dh]
ld huwin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg