huyucid
(m.f.dh)

eeg huyuc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huyucid

huyuc [m.l]
Isbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc¹.

huyuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg