huyuumiso
(m.dh)

ld hayaamiso (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huyuumiso

hayaamiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay in ay cudur siddo. 2. ld hayoomiso, huyuumiso. Cudur hindhiso iyo illin badan leh oo laga qaado hayaamisada iwm; hinjibiso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg