ibadaboole
(m.dh) (-layaal, m.l/dh)

Cudur ibta naasaha xoolaha ku dhaca oo caanaha ku celiya. ld ibadaboolo. ibadaboolo

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibadaboole

ibadaboolo [m.dh]
ld ibadaboole. ibadaboole

daboole [m.l]
Cudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, ibadaboole, ibadaboolo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg