ibagorayee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-yeeyay, -yeysay)Hal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibagorayee ↴
ibagorayeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibagorayee.x ibagorayee
ibagorayeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg