ibagorayeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibagorayeysan ↴
ibagorayeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibagorayeysan. ld ibagorayeysnaansho. ibagorayeysnaansho
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg