ibagujee

Qaabnax: f.g2  Isrogrogga: (-jeeyay, -jeysay) 

Hal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxid.


La mid/macne ah | Variant/similar meaning

 ibagujeyn  

Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg