ibajitaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax ibajito hayso ahaansho (neef geel ah).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibajitaysan ↴
ibajitaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibajitaysan. ld ibajitaysnaansho. ibajitaysan, ibajitaysnaansho
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg