ibamar
(m.l)Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo. ibamaryo
ibamar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee. ibamaryee
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibamar ↴
ibamarad [m.l]
ld ibamarasho. ibamarasho
ibamaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la ibamaray ahaansho (hal irmaan). ld ibamaryeysan. ibamaryeysan
ibamarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaro. ld ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys ibamaro, ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys
ibamarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamar². ld ibamar-yeyn. ibamar, ibamar-yeyn
ibamarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaran. ld ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho. ibamaran, ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho
ibamarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ibamarnaan. ibamarnaan
ibamaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Hal irmaan afarta naas ka marasho. ld ibamaryeyso. ibamaryeyso
ibamaryee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld ibamar². ibamar