ibayar
(m.dh)

Hal naasa yaryar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibayar

ibayaro [m.dh]
Yaraanta naasaha iyo ciriiriga caanamareenka ee ay hal yeelato

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg