icraab
(m.dh) (-bo, m.l)

(nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay.

icraab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

(nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi. icraabi

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh icraab

icraabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld icraab². icraab

icraabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg icraab². ld icraabin, icraabis¹. icraab, icraabin, icraabis

icraabin [m.dh]
ld icraabid. icraabid

icraabis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld icraabid. icraabid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg