icraabis
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

ld icraabid. icraabid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh icraabis

icraabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg icraab². ld icraabin, icraabis¹. icraab, icraabin, icraabis

icraab [m.dh] (-bo, m.l)
(nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay.

icraab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
(nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg