ictikaafid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg ictikaaf². ictikaaf

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ictikaafid ↴

ictikaaf [m.l]
Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo.

ictikaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Cibaado awgeed masaajid ku raagid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg