idaacad
(m.dh) (-dyo, m.l)

Warka raadiyaha ama TVga laga sii daayo. ld idaaco. idaaco

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idaacad

idaaco [m.dh]
ld idaacad. idaacad

samaacad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab tamarta danab u beddesha tamar jabaq. Waa qaybta ugu dambeysa ee inoo fududeysa maqalka wararka idaacadaha, telefoonnada iwm. Samaacaddu waxaay qabataa shaqo lid ku ah ta maykarafoonku qabto, waxana ay awood u leedahay in baahinta codka kordhiso, gaarsiisana meelo fog. eeg maykarafoon.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg