idaad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo. 2. Laqanyo. laqanyo

idaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Laqanyo dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idaad

idaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idaad². idaad

cidaad [m.dh] (-do ml.)
Meyrax jilcan, si gaar ah loo farsameeyey oo weelasha la culay lagu nadiifiyo.

faaqidaad [m.dh]
1. Faallo. 2. ld faaqidid.

fannidaad [m.dh]
ld fannidid.

fiidaaddow [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
Waqtiga aasku madoobaado.

gidaad [m.l]
ld gadood.

gidaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld gadood.

gidaadid [m.dh]
ld gadoodi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg