idan
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Oggolaansho, rukhso. 2. Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin. dabqaad, idin

idan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dmay, -dantay; -dmi)

Wax samayntooda cid fasax u siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idan

idanqaadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idanqaado. idanqaado

idanqaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
Wax sameyntoodu fasax u qaadasho.

idansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof wax samayntooda cid fasax lagu siiyay ahaansho.

idansanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idansan. ld idan-sanaansho. idansan, idan-sanaansho

idansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld idansanaan. idansanaan

idin [m.l]
ld idan¹ (2). idan

xaddidan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax xad loo yeelay ahaansho.

xafidan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la xafiday ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg