idanqaado
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aatay, -aadatay)

Wax sameyntoodu fasax u qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idanqaado

idanqaadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idanqaado. idanqaado

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg