idansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof wax samayntooda cid fasax lagu siiyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idansan

idansanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idansan. ld idan-sanaansho. idansan, idan-sanaansho

idansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld idansanaan. idansanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg