idif
(m.l)

1. Timaha wejiga ku soo dhawaada oo salxanyada korkooda ka baxa. 2. I. ah: qof bar yar oo dhuuban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idif

idifsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhuuban oo itaal yar leh ahaansho (nafley).

idifsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idifsan. ld idifsanaansho. idifsanaansho

idifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld idifsanaan. idifsanaan

kidif [m.l] (-fyo, m.dh)
Wax la jarjaray oo aad loo yaryareeyey cad ka mid ah; jab ama go'yar; qurub.

kidif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dfay, -dftay; -dfi)
Wax is-haysta jarjar yaryar oo badan ka dhigid; qurbid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg