idifsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax dhuuban oo itaal yar leh ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idifsan

idifsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idifsan. ld idifsanaansho. idifsanaansho

idifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld idifsanaan. idifsanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg