idinna
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)

Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah oo ka kooban idin 2 iyo na².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idinna

idin [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”.

idin [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
ld idinka.

idin [m.l]
ld idan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg