idlaad
(m.l)

Dhammaad. dhammaad

idlaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -aatay, -aadeen)

Wax aan wax ka harin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idlaad

beexaan [m.l]
1. Dhammaad; idlaad. 2. Kibir.

dhammaad [m.l]
Meesha ugu danbaysa; idlaad; ebyoonaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg