idman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax hawl fulinteed u madax bannaan ahaansho (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idman

idmanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idman. ld idma-naansho. idman, idma-naansho

idmanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld idmanaan. idmanaan

garsoore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiy.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg