ifafaale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Dhacdooyin iyo tilmaamo muuqda oo tusaale u ah wax soo socda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ifafaale

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg