ifbixid
(m.f.dh)eeg ifbax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ifbixid ↴
daahir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.
ifbixin [m.f.dh]
eeg ifbixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg