ifi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax iftiin ku qabasho. 2. Raadraac yar arrin iwm ka bixin. ld iftiimi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ifi

caaddifi [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-fiin, m.dh)
1. C. ah: qof si fudud iyo ka fiirsasho la'aan wax ku xalliya. 2. Dabci dadka qaarkii yeesho oo ah fudayd iyo ka fiirsi la'aan wax lagu xalliyo.

allifid [m.f.dh]
eeg allif². ld allif¹, allifaad (2).

arkiifiyo [m.l] (-iyaal, m.l)
Ururin ama keydin macluumaad, qoraal, dukumentooyin, sawirro, iwm. Kaasoo xambaarsan macluumaad ku saabsan waddan taariikhdiis, meel, urur, qaab sawir, iwm.

biifid [m.f.dh]
eeg biif². ld biif¹ (3).

cifid [m.dh]
ld cifasho.

daar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm). 2. Taabasho; maagid; daandaansi. 3. Qof dilid; qof rayd.

daciifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld laciifi.

daciifid [m.dh]
ld laciifid.

daciifin [m.dh]
ld laciifin.

daciifis [m.l]
ld laciifin.

i [m.dh]
(i') Xarafka sagaalaad ee alifka soomalida.

i [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaa- maya qofka koowaad ee kelida ah, oo laga hadlaayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg