ifin
(m.f.dh)eeg ifi. ld ifis, iftiimin, iftiimis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ifin ↴
daciifin [m.dh]
ld laciifin.
gifin [m.l]
ld gaban.
gifin [m.dh]
ld gaban.
ifis [m.l]
ld ifin.
iftiimin [m.f.dh]
ld ifin.
iftiimis [m.l]
ld ifin.
jiifin [m.f.dh]
eeg jiifi.
khafiifin [m.f.dh]
eeg khafiifi. ld khafiifis.
koronto [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Qeyb cilmiga fisikada ka mid ah oo isku dhaf ah oo loo yaqaan danab, loona isticmaalo quwad dhalin sida guryo ifinta, karinta, waraabka iwm. 2. Danabka lafteeda.
if [m.l] (-faf, m.l)
1. Kaah walxaha uu hayo suurta geliya in ay ishu aragto. 2. Adduunyo.
if [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Kaah indhuhu wax ka arki karaan bixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg