iftiimid
(m.f.dh)

eeg iftiin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iftiimid

lagas [m.l] (-gyo, m.dh)
(fiis.) (halbeeg) Summad: Lx. halbeegga caalamiga (H.C.) ee iftiimida, le'egna iftiinka uu soo kaahiyo burqad iftiimeedka 1 luuman ah, kuna fidsan bed hal mitir labajibbaaran.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg