igaar
(m.l)

(igaar, m.dh) Wiil, kuray, inan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh igaar

sigaar [m.l]
Tubaako shiidan oo xaashi khafiif ah lagu duubay oo laga qiijiyo. ld saka-reed.

sigaaryacab [m.l] (-byo, m.dh)
Qof sigaarka qiijiya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg