igtishaafid
(m.f.dh)

eeg igtishaaf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh igtishaafid

igtishaaf [m.l]
Soo saaridda wax cusub oo aan hore loo arag ama loo aqoon.

igtishaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax cusub oo aan hore loo arag ama loo aqoon soo saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg