ihaano
(m.dh)

Hadal xun oo cid sharafteeda wax lagu yeelo, meelkadhac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ihaano

canaasiir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg cunsur.

ihaanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Cid ihaano u geysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg