iibis
(m.l)

ld iibin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iibis

dhiibis [m.l]
ld dhiibin.

dhiibis [m.dh]
ld dhiibid.

iibin [m.f.dh]
eeg iibi. ld iibis.

qariibis [m.l]
ld qariibin.

riibisheex [m.l]
Neef xoola ah oo cudurka riibiga guri ka ah.

iib [m.l]
Kala gadashada laba wax ama ka badan la kala gato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg