iibsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax la iibsaday noqosho.

iibsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la iibsaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iibsan

bacadle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya. 2. Meesha bacadluhu wax ku gato. 3. Awr rarey ah oo xoog badan.

dhiibsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Maro, harag iwm wax la dhiibiyey noqosho.

dhiibsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa,-nayd)
Maro, harag iwm wax la dhiibiyey ahaansho.

dhiibsanaan [m.f.dh]
eeg dhiibsan². ld dhiibsanaansho.

dhiibsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhiibsanaan.

dhiidhiibsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof isagoo fadhiya wax lugaha fidsaday ahaansho.

dhiidhiibsanaan [m.f.dh]
eeg dhiibdhiibsan. ld dhiidhiibsanaansho.

dhiidhiibsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhiidhiib- sanaan.

iibsamid [m.f.dh]
eeg iibsan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg