iidheh
(m.dh) (-hyo, m.l/dh)

Xayeysiis iyo ammaan dheerad ah oo laga sheego wax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iidheh

xayaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Badeeco iwm iidheh u samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg