iillan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax in yar la weeciyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iillan ↴
ciillan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax ciil hayo ahaansho. 2. ld cillan.
ciillanaad [m.l]
ld cillanaad.
ciillanaan [m.dh]
1. eeg ciillan. 2. ld cillanaan. ld ciillanaansho.
ciillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld Ciillanaan; cillanaan.
iillanaan [m.f.dh]
eeg iillan. ld iillannaansho.
iillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld iillanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg