ititibi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax aad u xan-naanayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ititibi

ititibin [m.f.dh]
eeg ititibi. ld ititibis.

ititibis [m.l]
ld ititibin.

ititibsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la ititibiyay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg