ititibsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la ititibiyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ititibsan

ititibsanaan [m.f.dh]
eeg ititibsan. ld iti-tibsanaansho.

ititibsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ititibsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg