itixaaman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld imti-xaaman.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh itixaaman

imtixaaman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-aamaa, -aamayd)
1.Wax imtixaan laga qaaday ahaansho. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda ahaansho. ld intixaaman, itixaaman.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg