itixaan
(m.l)

ld imtixaan¹.

itixaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)

ld imtixaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh itixaan

imtixaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.

imtixaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Tijaabin heerka aqooneed ee qof. 2. Cid dulqaad-keeda tijaabin. ld intixaan², itixaan².

imtixaanid [m.dh]
ld intixaanid, itixaanid.

itixaanid [m.dh]
ld imtixaamid.

itixaannaan [m.dh]
ld imtixaannaan.

itixaannaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld imtixaannaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg