ixsaan
(m.l)

Wanaag cid loo galo. ld isxaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ixsaan

isxaan [m.l]
ld ixsaan.

macruuf [m.l]
1. Ixsaan; wanaag; samafal. 2. (-fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan. 3. ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.

sabbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg