ixtiraam
(m.l)

Dareen xurmo iyo qaddarin leh oo cid loo muujiyo.

ixtiraam
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay)

Dareen xurmo iyo qaddarin leh cid u muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ixtiraam ↴

ixtiraamid [m.f.dh]
eeg ixtiraam².

xaqdhawr [m.l]
Xishood iyo ixtiraam cid loo hayo.

xaqdhawr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid ixtiraamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg