ixtiraamid
(m.f.dh)

eeg ixtiraam².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ixtiraamid ↴

xaqdhawr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid ixtiraamid.

ixtiraam [m.l]
Dareen xurmo iyo qaddarin leh oo cid loo muujiyo.

ixtiraam [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay)
Dareen xurmo iyo qaddarin leh cid u muujin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg