iyama
(mu.we)

Waa kuwee?.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iyama

biyamar [m.l] (-rro, m.dh)
Raadka uu roobka ku reebo meesha uu ku da'ay.

biyamarin [m.dh]
Si xoog leh oo roob meel ugu da'o.

biyamaris [m.l]
Roob xoog leh oo biyihiisu daad soo rogaan.

biyamaris [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Biyo roob daad soo rogid.

iya [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
ld iyada.

iya [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
ld iyaga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg