iyana
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)

1. Magacuyaalka qofka saddexaad ee kelida ah oo ka kooban 'iya 1'iyo 'na 2'. 2. Magacuyaalka qofka saddexaad ee wadarta ah oo ka kooban 'iya 2'iyo 'na 2'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iyana

meertada Kaalfin [m.dh]
(baay.) Tallaabooyinka ka dhaca heerka mugdiga ee footoosintasiska, kaas oo uu yaraado karboonka laba ogsaydhku iyada oo la isticmaalayo haydroojiin la soo saaray heerkii ilayska; lagana sameeyey kaarboohaydaytyo, isla markaana la isticmaalayo tamarta ATP oo iyana samaysantay xilligii ilayska.

rinjiyanaan [m.f.dh]
eeg rinjiyan. ld rinjiya-naansho, rinjiyaysnaan, rinjiyaysnaan-sho.

rinjiyanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rinjiyanaan.

iya [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
ld iyada.

iya [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
ld iyaga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg