jaabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -beysay)1. Jaabo aruurin. 2. Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee. jaabajaabee
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaabee ↴
jaabajaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
ld jaabee. jaabee
jaabeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaabee. ld jaabajaabeyn (3),
jaabajaabeys, jaabeys. jaabee, jaabajaabeyn, jaabajaabeys, jaabeys
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg