jaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg jaad². jaad
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaadid ↴
jaad [m.l]
1. ld qaad 1. Geed caleentiisa,
laamahiisa curdanka ah iyo diirkiisa la
calashado oo lagu marqaamo. 2. Nooc.
3. Kala jaad: kala duwan.
jaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Qaad cunid. 2. Ku
jaad: cid shaqo u xilsaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg