jaajuur
(m.l) (-rro, m.dh)

Shay afar gees leh oo ka samaysan shamiito iyo ciid laysku qasay oo guryaha lagu dhiso; bulukeeti.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaajuur

bulukeeti [m.l] (-iyo, m.dh)
Saddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamiito la isku qasay oo guryaha lagu dhisto; jaajuur.

daar [m.dh] (-ro, m.l)
Guri, shub, dhagax, jaajuur iwm ka samaysan; sar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg