jaango'an
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'naa, -'nayd)

Ku j.: wax, wax kale la cabbir ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaango'an

jaango'an [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'naa, -'nayd)
Ku j.: wax, wax kale la cabbir ah ahaansho.

isku-go' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
(muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg