jaangoo
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-gooyay, -gooysay)

1. (f.g) Wax qorshaysan samayn. 2. (f.mg) Ku j.: wax, wax kale ka simid. 3. (f.g) Kabo jaan u samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaangoo

jaango'naansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg jaangoo. ld jaango'naan.

jaangooyo [m.dh]
1. Qorshe habaysan oo la raaci karo. 2. ld jaangooyn.

jaangoyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaangoo. ld jaangooyo (2).

aglool [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Xoolaynta weel gocaya la xooleeyo. 2. Jaangooyada hore ee wax la dhisayo ama la samaynayo. 3. ld agloolid.

basle [m.l]
1. Baadiddoon aan raad iyo baytin midna loo hayn oo socod iyo wareeg badan. 2. Wax hab la'aan lagu doono oo aan jaangooyo hore loo dhigan. 3. ld basleyn.

hooyaale [m.l]
Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.

xarrago [m.dh]
1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob. 2. Qurux; wanaag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg