jaanguur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Wax dabar go'id.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaanguur

jaanguuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dabar goyn.

jaanguurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaanguur.

jaanguurin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaanguuri. ld jaanguuris.

jaanguuris [m.l]
ld jaanguurin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg